DHAGAYSO: Warar laga naxo oo kasoo kordhaya Dagaalkii H/Gidir & Biimaal ee Marka & DFS oo fiirsaneysa…

0 57

Wararka Naga soo gaaraya magaaladda Marka ayaa sheegaya in weli halkaas ay ka taagan yihiin xiisado dagaal oo udhaxeeya beelaha Habar Gidir iyo Biimaal.

Dagaaladan oo saacadihii lasoo dhaafay ka soconayay ayaa geystay khasaarooyin dhimasho iyo dhaawac ah, wararka saaka la helayo ayaana sheegaya in weli la is horfadhiyo.

Dhamaan dadkii ayaa magaaladda ka barakacay waxaana la arkayaa ciidamadii dowladda oo lakala saftay labada beel ee dagaalamaya.

Gudoomiyaha dowladda ee gobolkaas ayaa sheegay in madaxda DFS iyo kuwa maamul goboleedka Koofur Galbeed aysan diyaar u aheyn iney kala dhex galaan dadka dagaalamaya.

HOOS KA DHAGAYSO KHASAARAHA DAGAALKA & GOOBAHA LAKAL QABSADA

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.