DAAWO:Hoos u dhac xoogan oo ku yimid wax soo saarka kaluumeysatada Somalia

0 538

Hoos u dhac weyn ayaa ku yimid xiligan wax soo saarka Kaluumeysatada Soomaaliya xiliga bad xiranka oo lagu jiro awgiis.

Hoos u dhacan ayaa keenay sara kac ku yimid qiimaha kaluunka iyo in suuqyada laga waayo kaluunkii badnaa ee raqiiska ahaa.

HALKAN KA DAAWO MUQAALKA.

You might also like More from author

Leave A Reply

Your email address will not be published.